• Discover
  • New Arrivals
  • Radio Stations
  • Genres
  • Sign Up
  • Login
  • Upload
  • ...
    Profile Favorites History
    Sign out

HANOOLAATO

HANOOLAATO waa barnaamij ummadeed oo u furan cid kasta oo ka qeyb qaadan karta kor u qaadida wacyiga iyo wacaalka bulshada Soomaalida. HANOOLAATO Waxay ku saleysantahay, garasho Soomaaliyeed oo xor ka ah aragti shisheeye ee aan taageereynin midnimada iyo gobonimada ummadda Soomaaliyeed. HANOOLAATO waxay diirada saareysaa nolosha Soomaalida maanta iyo kuwa shalay. halista ku xeeran maanta iyo fursadaha mustaqbal ee horyaala. HANOOLAATO waxay xoogga saareysaa gorfeynta sax iyo khalad go’aanada siyaasadeed ee horay u dhacay iyo kuwa maanta jira ee raad kuleh nolosha Soomaalida. KU SOO DHAWOOW HANOOLAATO www.youtube.com/hanoolaatotv www.facebook.com/hanoolaato email. info@hanoolaato.com

slide
8 Episodes
10 SANO KADIB WEERARKI ARDAYDI JAAMACADDA BANAADIR From HANOOLAATO - Published On 12/2/2019
12:52
BOOLAAY - YAA DILLAY XAAWO TAAKO From HANOOLAATO - Published On 7/1/2018
09:13
CAASHO DIIRIYE -XUSKA WARIYE TERRA From HANOOLAATO - Published On 7/1/2018
06:02
AYAANLE XUSEEN CABDI -XUSKA WARIYE TERRA From HANOOLAATO - Published On 7/1/2018
07:24
JAMAC CABDI AXMED -XUSKA WARIYE TERRA From HANOOLAATO - Published On 7/1/2018
04:26
KHAALID MACOOW - XUSKA WARIYE TERRA From HANOOLAATO - Published On 7/1/2018
14:06
AADAN NUUX DHUULE - XUSKA WARIYE TERRA From HANOOLAATO - Published On 7/1/2018
05:30
DUALE YUSUF #UHIILLI COLDOON From HANOOLAATO - Published On 4/12/2017
03:54
Similar Podcasts
2Qumac Listen To 2Qumac
Michel SAADI Listen To Michel SAADI
Southside Music Listen To Southside Music
Ayatullahi Tage Listen To Ayatullahi Tage
0 Comments
Interesting Podcasts In Music The coolest Podcasts in Music.
Featured Music Podcasts
Ambiance Mali
FUJI TV
Michel SAADI
Jacob TV
Ayatullahi Tage
Southside Music
...
English Français
Follow Us
Fb Tw Ig
Company
  • About Us
Business
  • Get The App
  • For Moorcasters
© Moorcast with ♥ From Douala, Cameroon. All Rights Reserved.