Kalamaan Tube
Kalamaan Tube wuxuu bulshada u soo bandhigayaa barnaamijyo xiiso leh iyo wararkii ugu danbeeyey caalamka iyo Somalia.
Waxaad si joogto ah uga heli doontaan xubinta Kalamaan ee Radio Kulmiye haddii alle idmo.
Fadlan #Subscribe #Share #Like & #comment
Ku xidhnow Kalamaan Tube mar walba mahadsanid