SOMAL Entertainment (SME) waxay ka shaqeysaa soo saarista filimaanta, riwaayadaha, iyo musasalka ama taxanaha (TV Series). Wixii aad nooga baahantay nagala soo xidhiidh watsabkan +252 63 4660322