Kornel Abdi
Hello,Waxaan Ahay Kornel Abdi
✍️ Waxaan ku takhasusay, Dhamaan noocyada wax soo saarka ee fiidiyowyaasha tayada leh. Waxaan duubay fiidiyowyo badan oo iskugu jira aroosyo, heeso, majaajilo, isboorti, xalfadaha caruurta loo dhigo sida babyshower, xayasiinta ganacsiga, iyo kuwo kale oon halkan ku soo koobi karin,
🎥Software Ka Aan Isticaamalayo Ayaa Ah Kuwo Tayo Leh
Isku Soowada Duub Waxaan Marwalba U taaganahay Wax qabad Tayo Leh Inaan Idin Soo Gudbiyo.
Waad ILA Wadaagi Karta Fikirkaaga ✍️
Hadaad Macluumad Gaara U Baahantahay Inaad Naga Ogaato
Booqo https://kornelstudio.com/photography/
Nagala Soo Xiriir.
+46736299924 Massege
Social Media
Snapchat: @Kornel-20
Fb: Kornel Abdi
Instagram: @kornel_Studio
Email: Kornelstudio143@gmail.com
Waad Ku Mahadsantahy Inaad Wax Naga Ogaato Iskana Riix Waa Walalkaye Subscribe To My Channel.👋