HackearLearners
Kusoo dhawoow HackearLearners.
Waa channel ay isugu yimaadeen dhalinyar soomaaliyeed oo jecel cilmiga barashada technology-yada.
Waxaad ka helaysaa casharo videos ah, iyo video saacidaad ahproblem, hadii cilad kaa qabsato computer ama aalad kale isticmaalkeeda, soo gudbi, iyadoo video ahna daawo qaabka aad ku xalinayso.
Hackear learners.
Android, IOS, apple, microsoft, windows,
Sida looloo duubo video editing, sida security iyo hacking loo sameeyo dhamaan casharo aanad hore u'arkin.
Mahadsanid.
SUBSCRIBE NOW.
LIKE AND SHARE.
BAR AMA BARRO..