HANOOLAATO
HANOOLAATO waa barnaamij ummadeed oo u furan cid kasta oo ka qeyb qaadan karta kor u qaadida wacyiga iyo wacaalka bulshada Soomaalida.
HANOOLAATO Waxay ku saleysantahay, garasho Soomaaliyeed oo xor ka ah aragti shisheeye ee aan taageereynin midnimada iyo gobonimada ummadda Soomaaliyeed.
HANOOLAATO waxay diirada saareysaa nolosha Soomaalida maanta iyo kuwa shalay. halista ku xeeran maanta iyo fursadaha mustaqbal ee horyaala.
HANOOLAATO waxay xoogga saareysaa gorfeynta sax iyo khalad go’aanada siyaasadeed ee horay u dhacay iyo kuwa maanta jira ee raad kuleh nolosha Soomaalida.
KU SOO DHAWOOW HANOOLAATO
www.youtube.com/hanoolaatotv
www.facebook.com/hanoolaato
email. info@hanoolaato.com