SOM ISLAM
Kanaalka Som Islam kala soco barnaamijyo kala duwan sida:-
1:muuqaalo goos goos diini ah
2;duruuso ama casharo taxane ah
3:qisooyin diini ah
4:barnaamij arimaha bulshada oo aan ku talo jirno bilaawidiisa
fadlan SUBSCRIBE dheh insha allah si ay kuu soo gaaraan muuqaalada kanaalka
Waxaad nagala soo xiriir kartaa
Mustafdaaci2017@gmail.com
Waxaana inta badan barnaamijyada idin soo gudbinaya walaalkiin mustafa farah sidow{mustafa daaci}
Naga soco Facebook
@somislaam