SomaliLyricsSong
Habeen iyo dharaar hadaladaan dhisnaa afkeena hoyo oo horumaran ku haminaa hogaminaa had iyo jeer habna oo waan hagajinaa ma hagranee waan u howl galnaa murtida hurinaa kala hufnaa haqabtirnaa u heeleynaa dadweynahaan hannuunina, hasaawinaa danta u hagnaa