SEMAD
Kusoo dhawoow kanaalka SEMAD waxaan soo gudbinaa waxyaalo madadaalo, hadda waxaan wadnaa barnaamijkii jaandheerta.
Insha allaah waxaan soo wadna mawduucii aan ka sheekayn lahayn daafaha caalamka.
Nala soo xidhiidh hadaad wax talo ah noo haysid.