Hanna Caday
Halkan waxaad ka heli kartaan, quruxda dumarka iyo make up application,
waxaan doonayaa dumarka iyo gabdho soomaliyeed in ay ka bartaan casharada iyo la socodka whats on trend ama wixii aduunka ku cusub.
ila soo soccodsiiyaa su'aalo aad haysaan,