Bozz Vlogs
✔My Friends Kusoo Dhawaada Bozz Vlogs
Channel.
Wan Ku Farxay Sidaad Ii Garab Taagan Tihiin Aad Iyo Aad Wan Idin Jeclahay 😍😍
Channelkaga Waxan Soo Gelinaa Videos Waxtar Leh Sida Vlogs Oo Aan Kusoo Bandhigo Bilicdiisa Iyo Quruxda Dalka Uu Leeyahay Insha Allah Meel Walpa Aan Wadanka ka Tago Wan idin Soo Duubi Doona Waana Idin Soo Apload Gareyn Doona.
Igala Soo Xiriir Halkan👇
➡️ Instagram @Bozz Vlogs
Or My Phone ➡️ 0616427965