Mudugboy
Ku soo dhawaada Mudugboy Channel oo aad ka heli doontaan heesihii hore iyo kuwii dhexe Qaraami,Kaban,Qaaci wadeni riwaayado iyo majaaajilooyin intaba iyagoo oirginal ah masoo gelin doono hees aan original ahayn. Sidoo kale waxaan soo qaadan doonaa wararka iyo dhacdooyinka inta muhiimka ah ee mushtamaca soomaaliyeed quseeya anaga oo ka dheeraanayna kuwa bulshada kicinaya ama isku diraya.
Fadlan igu darso si aad ula socoto kolba waxa cusub oo aan kusoo daro channel-ka