SomaliMom
Salaam You Tube Fam! Magacayga waa Xamiida, ku soo dhawaada SomaliMom waxen ahah hooyo haysata sedex caruur ah waxen deganahay USA, Minnesota. inshallah aaah waxen u guuraynaa Malaysia soon. channelkan waxuu noqonayaa Hooyo Channel. inshallah wan kala faaidaysan doonaa